Xassan Shiikh oo kulan xasaasi ah la qaatay Guddiga Qaran ee AML/CFT (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo la kulmay Guddiga Qaran ee La-dagaallanka Lacag-dhaqidda iyo Ka-hortagga Maalgelinta Argagaxisada Guddiga Qaran) ayaa ku adkeeyey dardar gelinta qorshaha qaran ee lagu curyaaminayo ilaha dhaqaale ee maal-geliya Al-shabaab. Madaxweynaha ayaa dul istaagay dagaalka ka dhanka ah Alshabaab ee dhinacyada dhaqaalaha, fikirka iyo furimaha dagaalka, waxa uuna … Continue reading Xassan Shiikh oo kulan xasaasi ah la qaatay Guddiga Qaran ee AML/CFT (Sawirro)